Mashquul laga dareemayo Suuqyada Muqdisho iyo shacabka hal arrin ka cabanaya

Shacabka Muqdisho oo diyaar garowgii ugu dambeeyey ugu jira bisha barakeysan ee Ramadaan oo la filayo iney bilaabato maalinta beri oo Khamiis ah. Shacabka magaalada Muqdisho ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyey ugu jira soo dhoweynta bisha barakeysan ee Ramadaan oo lagu wado iney bilato caawa ama habeen dambe. Hadal heynta dadka ayaa waxaa ugu badan … Continue reading Mashquul laga dareemayo Suuqyada Muqdisho iyo shacabka hal arrin ka cabanaya